Home Warar Xaaf”Muddo bil ah ayaan ku qancinayay Farmaajo in uu yimaado Galmudug”

Xaaf”Muddo bil ah ayaan ku qancinayay Farmaajo in uu yimaado Galmudug”

SHARE

Axmed Ducaale Geele Xaaf Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa faah faahin ka bixiyay safarka madaxweynaha JFS Maxamed C/llahi Farmaajo oo ku tagayo Deegaanada Maamulka Gaalmudug waxa uuna sheegay in MD Xaaf In ka dhaadhicinta Madaxweynaha JFS Safar uu ku tago deegaanada maamulkiisa ay ku qaadatay muddo bil ah.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa todobaadkan safar oo uu ugu magac daray Socdaalka Nabadda waxa uu ku marayaa deegaana badan oo ka tirsan maamulada Puntland iyo Galmudug,