Home Warar Xaaf oo La Heshiiyay Dowladda, Doorashana Ku Dhawaaqay!

Xaaf oo La Heshiiyay Dowladda, Doorashana Ku Dhawaaqay!

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa war kasoo saaray xaaladda cakiran ee ka taagan Dowladd Goboleedka Galmudug.

Xaaf oo soo saaray Qoraal ayaa sheegay  inuu burburay heshiiskii kala dhaxeeyay Maamulkiisa Galmudug iyo Ahlu-Sunna Waljamaaca,wuxunaa sheegay in la qabanayo doorashada madaxweynaha Galmudug taasoo ka dhacaysa Magaalada Cadaado oo ah Sida uu sheegay Caasimadda KMG ah ee Gaalmudug.