Home Warar Wasaaradda Waxbarashadda oo Amar ku Bixisay Hirgelinta Manhajka Qaranka

Wasaaradda Waxbarashadda oo Amar ku Bixisay Hirgelinta Manhajka Qaranka

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Wasaaradda Waxbarashadda Xukuumaddda Federaalka Soomaaliya ayaa amar kusoo rogtay dugsiyadda waxbarashadda dalka,kadib qoraal ay soo saartay.

Qoraalka ayaa lagu yiri dhammaan bahwadaagta waxbarshada Dugisyada iyo Dalladaha waa in ay u diyaargaroobaan hirgelinta Manhajka Qaranka ee Fasallada 1-aad illaa 8-aad oo ah manhajka cusub ee Soomaaliya.