Home Warar wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland oo ka furmaya Dal African ah

wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland oo ka furmaya Dal African ah

SHARE

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in uu dib u bilaabanayo wadahadaladii u dhaxeeyay Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland,

Waxuu ka dhawaajiyay in 19-ka bishan aan ku jirno ee Maarso in qorshuhu yahay in wadahadal u dhaxeeya Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland uu ka furmo  dalka Gana,

Dhanka kale waxuu xusay in dowlada federaalka Soomaaliya ay diidan tahay wadahadalka Gana ka furmaya,dhankooduna ay raali ka yihiin wadahadalkaasi.