Home Warar Tarsan’’Xeer ilaaliyaha ma hayo shaqadi loogu tala galay’’+Dhageyso

Tarsan’’Xeer ilaaliyaha ma hayo shaqadi loogu tala galay’’+Dhageyso

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahna la taliyaha dhanka siyaasada ee Madaxweynaha Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in Xeer Ilaaliyaha Qaranka uusan qabanin shaqada uu dastuurka faray taa badalkeedana uu ku foogan yahay shaqooyin aan quseynin.

Sidoo kale Maxamuud Tarsan ayaa dhaliilay maxkamadaha Dalka asigoona ku eedeeyay musuqmaasuq iyo wax isdabamarin.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso: