Home Warar Taliyaha Booliska oo Xilka Ka Qaaday Saadaq joon

Taliyaha Booliska oo Xilka Ka Qaaday Saadaq joon

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa hadda xilka ka qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John).

Waxaana xilka Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir loo magaacabay Gaashaanle Dhexe Farxaan Maxamed Aadan (Farxaan Qaroole) oo loo dallacsiiyey Derejads Gaashaanle Sare