Home Warar Suuq si Online ah wax ugu iibin karto kana iibsan karto oo...

Suuq si Online ah wax ugu iibin karto kana iibsan karto oo si rasmi ah loo furay

SHARE

Muqdisho (Gundhig) Waxaa si rasmi ah u shaqo bilaabay Suuqa Salama Market oo ah meel aad si nabad ah wax uga iibsan karto isagan iibin karto alaabta aad rabto inaad iska iibisid ama soo iibsatid.

Salama Market waa suuq ganacsi oo ku fududeynaya in ad wax raqiis ah oo cusub ama celis ah ka iibsato ama aad adigu isaga ibiso si xor ah oo free ah.

Suuqaan wuxuu kuu fududneynaa inaad wixi aad doonayso laga iibsado, si online ah oo dhib yar gurigaaga adigoo jooga ama goobtaada shaqo.

Wixi faahfaahin ah kala xirira milkilaha Salama Market Abdikadir Sheikh Tel +46739915854 whatsap ama viber.

Madoonaysa inaad iska iibiso gaarigaaga haddaba uma baahnid qof  dulaalaal kuu noqda hadaba soo gasho alaabtaada suuqa Salaama Market kana iibso.

Halkkaan hoose ka booqo Website-ka Suuqaan.

https://salamamarket.com/