Home Warar Shirka Dhusamareeb oo Lagu Heshiiyay Doorasho Dadban oo Deegaan ah

Shirka Dhusamareeb oo Lagu Heshiiyay Doorasho Dadban oo Deegaan ah

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-War murtiyeedka laga soo saaray Shirka Dhuusamareeb 3 oo ay ku saxiixan yihiin Madaxweyne Farmaajo, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Hirshabelle, Koofur Galbeed iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ku saabsanhannaanka doorashada 2020/2021 oo noqon doonta Doorasho Dadban oo Deegaan Doorasho ah.

Shirka waxaa ka maqnaa Madaxweynayaasha Maamuladda Puntland iyo Jubbaland,waxaana laga soo saaray 17-Qodob.