Home Warar Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho.

Jugta qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay ayaa ka dhacday aaga KM4 dhanka wadada aada garoonka diyaaradaha Magaaladda Muwdisho.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa ismiidaamin kadibna uu xigay weerar toos ah.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in dabley hubeysan ay galeen Hoteelka Afrika ee ku yaala agagaarka Garoonka Diyaaraha Muqdisho.