Home Warar Puntland,Jubbaland iyo Mucaaradka oo Xisbi Ku Midoobay

Puntland,Jubbaland iyo Mucaaradka oo Xisbi Ku Midoobay

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-War-Saaxadeedka Madasha Badbaado Qaran oo maanta looga dhawaaqay magaaladda Muqdisho.

Madasha ayaa waxaa ku mideysan Madaxweynayaasha Dowlad Goboboleedyada Puntland iyo Jubaland, Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Golaha Siyaasiyiinta ee Somaliland.