Home Warar Puntland, KGS Iyo Hir-shabeelle oo Iskaashi Seddex Geesood Yeelanaya.

Puntland, KGS Iyo Hir-shabeelle oo Iskaashi Seddex Geesood Yeelanaya.

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Maamuladda Puntland, Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyo Hir-shabeelle oo kulan ku yeeshay xalay magaaladda Garoowe ayaa sameystay iskaashi Seddex geesood ah.

Seddex maamul ayaa iska kaashan doona, xiriirka iyo wax wada qabsiga, waxaana soo baxay Isbaheysi cusub oo saddexdan maamul ka dhex sameysmay.