Home Warar Musharixiinta Jubbaland oo Ku Dhawaaqay Liiska Xildhibaanadda!!

Musharixiinta Jubbaland oo Ku Dhawaaqay Liiska Xildhibaanadda!!

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Guddiga doorashadda Jubba-land ee Golaha bad-baadada ayaa saakay Ku dhawaaqay xubnaha baarlamaanka 2-aad ee Jubba-land.

Guddigaan oo dhawaan ay ku dhwaaqeen musharixiinta Jubbaland ee Madaxweyne Axmed Madoobe kasoo horjeeda ayaa Liiska Xildhibaanadda ay soo saareen waxa ay ku sheegeen  75-Xildhibaan.

Liiska ay soo saareen Musharixiinta Jubbaland ayaa ka hor imaanaya Liis ay xalay soo saareen Guddiga doorashadda iyo Xuduudaha Maamulka Jubbaland,kaasi oo ka koobnaa 75-xildhibaan.

Halkaan Hoose ka Akhriso Magacyadda Xildhibaanadda