Home Warar Mursal iyo Muudey oo ka Qeyb Galay Shirka Musharixiinta Madaxweynaha

Mursal iyo Muudey oo ka Qeyb Galay Shirka Musharixiinta Madaxweynaha

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Iyo Guddomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey Ayaa Caawa Lagu Marti Qaaday Shirka Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Oo Maalintii Sedexaad Ka Socda Magalada Muqdisho,

Shirkan oo galay maalintii saddexaad ayay Musharaxiinta kulamo gaar gaar ah la yeelanayeen Mas’uuliyiinta dowladda ku jira iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Shirkaan ayaa lagu wadaa in lasoo gaba-gabeeyo saacadaha soo socda,islamarkaana laga soo saaro War-murtiyeed quseeyo doorashadda Soomaaliya.