Home Warar Mareykanka oo War Kasoo Saaray Khilaafka Dowladda Iyo Maamul Gobaleedyada

Mareykanka oo War Kasoo Saaray Khilaafka Dowladda Iyo Maamul Gobaleedyada

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay khilaafka Dowladda Dhexe ee Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyadda dalka ka jira.

War Saxaafadeed kasoo baxay Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa loogu baaqay dowladda Iyo Maamul Gobaleedyada Xubnaha ka ah iney xaliyaan khilaafka Mudadada dheer sii jiitamaya ee ka dhaxeeya Madaxda Dowladda Iyo Kuwa Maamul Gobaleedyada Dalka Soomaaliya.