Home Warar Madaxweyne Xaaf oo Shaqada Ka Eryay Gudoomiyihii Gobolka Mudug

Madaxweyne Xaaf oo Shaqada Ka Eryay Gudoomiyihii Gobolka Mudug

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug,isagoo magacaabay Gudoomiye Cusub.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Xaaf ayaa lagu sheegay in xilkii laga qaaday Gudoomiyihii Hore Cabdi Rashiid Xaashi Cartan,islamarkaana Gudoomiyaha Gobolka mudug loo magacaabay Cabdiraxmaan Cali Diiriye (Isxal).