Home Warar Madaxweyne C/wali Gaas oo Magacaabay Garyaqaanka Guud ee Puntland

Madaxweyne C/wali Gaas oo Magacaabay Garyaqaanka Guud ee Puntland

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19 June 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegto uu ku Magacaabay Garyaqaanka Guud ee Puntland

Xeer Madaxweyne Lr. 83 June 19 2018, kuna saabsan Magacaabid Garyaqaanka Guud ee Puntland.

Madaxweynaha Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Puntland.

Markuu tixgaliyey: Aqoon tiisa iyo khibradiisa Shaqo

Wuxuu Xeeriyey:

1.Waxaa Maxamed Yuusuf Maxamuud loo Magacaabay Garyaqaanka Guud ee Puntland

2.Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.