Home Warar Maamulka Somaliland oo Deeganadiisa Ka Mamnuucay SNTV

Maamulka Somaliland oo Deeganadiisa Ka Mamnuucay SNTV

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Maamulka Somali-land ayaa deegaannadiisa ka mamnuucday in laga daawado Telefishanka Qaranka Soomaaliya ee SNTV.

Amar ka soo baxay xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa lagu faray shirkadaha Recieverada in ay TVga Qaranka Soomaaliya ka saaraan khadkooda.