Home Warar Maamulka Gobolka Banaadir oo Digniin u Direy Musharaxiinta Madaxweynaha

Maamulka Gobolka Banaadir oo Digniin u Direy Musharaxiinta Madaxweynaha

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray war saxaafadeed uu shacabka ku nool Gobolka Banaadir ugu baaqayo sugidda amniga.

Maamulka ayaa digniin iyo eedeen u direy Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee todobaadkii hore ku shiray magaaladda Muqdisho,kuwaasi oo eedeen u jeediyay Dowladda Dhexe ee Soomaaliya.