Home Warar Akhriso:-Liiska Xildhibaanadda Cusub Jubba-land oo La Shaaciyay

Akhriso:-Liiska Xildhibaanadda Cusub Jubba-land oo La Shaaciyay

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Guddiga Doorashooyinka Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay Liiska Xildhibaanada Labaad ee Baarlamaanka Jubbaland oo ay soo xuleen Odayaasha Dhaqanka Jubbaland.

Xildhibaanada ayaa ka kooban 75 Xildhibaan, balse laba ka mid ah ayaa shaacintooda waxa ay dib ugu dhacday arrimo farsamo.