Home Warar Lafta Gareen oo Magacaabay Wasiiradii Ka Dhinaa Maamulkiisa

Lafta Gareen oo Magacaabay Wasiiradii Ka Dhinaa Maamulkiisa

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/Casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen), ayaa goordhaweyd ku dhawaaqay Wasiiradii ka dhinaa dhameystirka Maamulka Koonfur Galbeed.

Madaxweyne Lafta Gareen ayaa Magacaabay dhawaan 10-wasiir oo u badnaa ragg dhalinyaro ah.