Home Warar Lafta Gareen oo Guddi u Saaray Dilalkii Magaaladda Baydhabo Ka Dhacay

Lafta Gareen oo Guddi u Saaray Dilalkii Magaaladda Baydhabo Ka Dhacay

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Madaxweynaha Maamulka Koofurgalbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay guddi baaritaan ku sameeya dilal bishaan ka dhacay magaaladda Baydhabo ee Gobolka Baay.

Madaxweynaha ayaa magacaabay guddi ka kooban ilaa 9 xubnood oo isugu jira  golayaasha dowladd gobaleedka Koonfur Galbeed,laamaha ammaanka,maamulada gobolka iyo kan degmada Baydhabo.