Home Warar Kalfadhigii 5-aad ee Golaha Shacabka oo Qoraal Lagu Xiray

Kalfadhigii 5-aad ee Golaha Shacabka oo Qoraal Lagu Xiray

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Kalfadhigii 5-aad ee Mudanayaasha Golaah Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Jmahuuriyadda Soomaaliya ayaa la shaaciyay in uu si rasmi ah u xirmay,iyadoo lagu wargeliyay xildhibaanada golaha shacabka.

Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa lagu sheegay in kalfadhigii 5-aad uu xirmay 27 July 2019.

Waraaqda-Xiritaanka-Kalfadhiga-5aad-ee-Golaha-Shacabka