Home Warar Jubbaland oo Kasoo Horjeysatay Go’aanka Dowladda ee Doorashadda

Jubbaland oo Kasoo Horjeysatay Go’aanka Dowladda ee Doorashadda

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Maamulka Jubba-land ayaa ka soo horjeystay in Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaaliya ay door ku yeelato doorashada dhawaan ka dhacaysa Magaaladda Kismaayo.

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay maalmihii dambe caadeysatay faragelinta ay ku sameyneyso , Dsatuurka, Maaliyadda Amniga Dowlad Goboleedyada gaar ahaan Jubbaland.

Ugu dambeyntii Jubba-land ayaa beesha caalamka ugu baaqday in ay si dhow ula socoto doorashadda jubbaland iyo faragalinta Dowladda.