Home Warar Jadwalka Doorashadda Guddoonka & Madaxweynaha Galmudug oo La Shaaciyay

Jadwalka Doorashadda Guddoonka & Madaxweynaha Galmudug oo La Shaaciyay

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Guddiga Farsamada Maamul u dhisidda Dowladd Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka soo xulista Xildhibaanada Galmudug.

Qoraal uu soo saaray Guddiga oo uu ku saxiixnaa Gudoomiyaha guddiga ayaa lagu sheegay in Doorashadda Gudoonka iyo Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa ay dhici doonta Bisha December.