Home Warar Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga oo u Geeriyooday Qaraxii Kismaayo

Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga oo u Geeriyooday Qaraxii Kismaayo

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Maamulka jubbaland ayaa u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray qaraxii ka dhacay Magaaladda Kismaayo.

Nin isku soo xirey jaakadda Qaraxa ayaa isku qarxiyay afafka hore ee Masaajid ku yaala Magaaladda Kismaayo.

Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxa ku dhintay 3ruux oo uu ku jiro Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo iyo Ninkii isqarxiyay.