Home Warar Gudoomiyihii iyo Duqii degmada Buulo Burte oo Xilka Laga Qaaday

Gudoomiyihii iyo Duqii degmada Buulo Burte oo Xilka Laga Qaaday

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa wareegto uu soo saaray xilka looga qaaday Gudoomiyihii iyo Duqii degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan.