Home Warar Gudoomiyaha BFS oo Guddi u Magacaabay Dadkii Lagu Xasuuqay Gaalkacyo

Gudoomiyaha BFS oo Guddi u Magacaabay Dadkii Lagu Xasuuqay Gaalkacyo

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaiya Amb maxamed mursal sheekh cabdiraxmaan ayaa magacaabay guddi ka kooban 13-xillibaan oo galaha shacabka ka tirsan kuwaasi oo qiimeyn kusoo sameyn doona shaqaaqooyinkii laba maalin ka hor ka dhacay magaalada gaalkacyo.