Home Warar Guddiga Joogtadda BFS oo Ku Gacan Sayray in Xasaanadda Laga Qaado Labo...

Guddiga Joogtadda BFS oo Ku Gacan Sayray in Xasaanadda Laga Qaado Labo Xildhibaan

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Guddiyada Joogtada ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan uu maanta ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ka soo saaray Qaraar ku aadan xasaanad ka qaadista Xildhibaano uu dhowaan soo eedeeyay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir.

Kulakan oo uu shir guddoominayay Guddoomiye Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa waxaa laga soo saaray qaraar dhowr qodob ka kooban.

Arintaan aya kusoo aaday xili horey uu Axmed Cali Daahir Xeer ilaaliyaha qaranka  usoo eedeeyay laba xildhibaan oo katirsan baarlamanka Soomaliya.