Home Warar Guddiga Doorashoyinka Xildhibaanada Gobolada Waqooyi oo la magacaabay

Guddiga Doorashoyinka Xildhibaanada Gobolada Waqooyi oo la magacaabay

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Wareegto kasoo baxday Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa lagu magacaabay xubnaha guddiga doorashooyinka Xildhibaanada labada aqal ee kasoo jeeda gobolada Waqooyi.