Home Warar Guddiga Doorashada JL oo Kordhiyay Waqtiga diiwaan gelinta 

Guddiga Doorashada JL oo Kordhiyay Waqtiga diiwaan gelinta 

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Guddiga madaxa bannaan ee Xudduudaha iyo Doorashoyinka iyo Maamulka Jubbaland ayaa afar maalmood oo muddo kordhin ah ku daray jadwalka is-diiwaan gellinta musharaxiinta xilka Madaxweynaha oo maanta ku ekayd.

Sababta muddo kordhinta ayaa timid kadib markii Madaxweynaha haatan ee Axmed madoobe uu noqday musharaxa kaliyah ee isdiiwangaliyay, waxaana la waayay musharax kale oo isdiiwaan galiya.