Home Warar Galmudug iyo Hir-Shabeelle oo Ka hor Yimid Muddo Kordhinta

Galmudug iyo Hir-Shabeelle oo Ka hor Yimid Muddo Kordhinta

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-War saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen Galmudug iyo Hirshabelle ayaa waxay si cad u sheegeen inay ka soo horjeedaan nuuc kasta oo muddo kordhin ah iyo in doorashada lagu galo heshiiskii 17 September.