Home Warar Faah-faahin;-Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Faah-faahin;-Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax ka dhacay magaaladda muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Qaraxaan oo ahaa Nooca Dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay meel ku dhow dugsigii hore ee 21ka Oktoobar,waxaana lala eegtay gaari halkaas marayay.

Lamana oga wali cida sida gaarka ah qaraxa loola eegtay iyo khasaaraha ka dhashay.

Ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya iyo gaadiidka gurmadka deg dega ayaana gaaray goobta qaraxu ka dhacay,waxaana socda baaritaano ciidamada ku sameenayaan qaraxan goordhaw dhacay.