Home Warar Eng Feysal”Xildhibaan Dhakool Dembi wayn ayuu Galay oo loo dili karay”+Dhageyso

Eng Feysal”Xildhibaan Dhakool Dembi wayn ayuu Galay oo loo dili karay”+Dhageyso

SHARE

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Feysal Cali Waraabe o maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay in Xildhibaan Dhakool xarigiisu yahay mid sax ah balse aan sharciga loomarrin.

Eng Feysal ayaa xildhibaan Dhakool ku tilmaamay mid galay danbi weyn islamarkaana ay shacabku dili lahaayeen hadaan la xirin.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso:-