Home Warar Dowladda oo u Hanjabtay Shakhsiyaadka Fuliya Amarrada Al shabaab

Dowladda oo u Hanjabtay Shakhsiyaadka Fuliya Amarrada Al shabaab

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u jeedisay shakhsiyaadka fuliya amarrada ay bixiyaan Maleeshiyaadka Al shabaab.

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS ayaa cambaareeyay, falalka bahdilka iyo xadgudubka ah oo ay Shabaab ku hayaan shacabka soomaaliyeed ee ku nool tuulooyinka fog fog iyo goobaha fara ku tiriska ah oo ay dalka kaga sugan yihiin.

WARSAXAAFADEED-111111-1 (1)