Home Warar DFS oo Sheegtay in Mar Kale La Dooranayo Madaxweynaha Jubbaland

DFS oo Sheegtay in Mar Kale La Dooranayo Madaxweynaha Jubbaland

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Wasaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta waxa ay soo saartay Qorshaha soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka 2aad iyo Doorashada Madaxweynaha ee Jubbaland 2019.