Home Warar DFS oo Sheegtay In Kenya ay Maleeshiyaad Ku Diyaarinayso Xadka

DFS oo Sheegtay In Kenya ay Maleeshiyaad Ku Diyaarinayso Xadka

SHARE

Muqdisho(gundhig)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Kenya uga digtay abaabulka Militari ee ay ka waddo aaga Mandheera iyada oo hubeyneysa jabhad si sharci daro ah dalkeeda ugu martigelisay si xasilooni daro loogu abuuro gudaha Soomaaliya.