Home DFS Oo Shaacisay Halka ay ka Dhacayso Doorashadda Galmudug

DFS Oo Shaacisay Halka ay ka Dhacayso Doorashadda Galmudug

Muqdisho(Gundhig)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay doorashadda Galmudug oo haatan la isku qilaafsan yahay halka lagu qabanayo.

War kasoo baxay Wasaarada Arrimaha gudaha Xukuumadda Somaliya ayaa lagu sheegay in doorashada Galmudug ay ka dhici doonto Magaaladda Dhuusamareeb.

Qoraalkaan ayaa ka hor imaanaya kii Madaxweyne Xaaf ee ahaa in doorashadda lagu qaban doono Magaaladda Cadaado.