Home Warar DFS oo Magacowday Guddiga Farsamada ee Maamul Dhisida Galmudug

DFS oo Magacowday Guddiga Farsamada ee Maamul Dhisida Galmudug

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumada Soomaaliya ayaa  Xalay magacawday Guddiga Farsamada ee Maamul Dhisida Galmudug oo ka kooban 13 xubnood.

Dhanka kale madaxweynaha maamulka galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa soo dhaweeyay magacaabista Guddiga Farsamada ee Maamul Dhisida Galmudug,islamarkaana ay qeyb ka ahaayeen.