Warar

Home Warar

Ahmed Fiqi:-“MARIN-HABAABIN SIYAASADAYSAN”

Muqdisho(Gundhig)-Hadalka wasiirka arimaha dibada Qatar Sheekh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani laga sheegay inuu yiri ee isugu jiray labada qaybood...

Madaxweyne Farmaajo oo Dhambaallo Tacsi Ah Ka Helay Dalal Dhowr Ah

Muqdisho(gundhig)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaallo tacsi ah waxaa soo gaarsiiyey hoggaamiyaasha qaar ka mid...

Akhriso:-Cadeymo Muujinaya In Shaqada Laga Ceyriyay Axmed Carab

Muqdisho(Gundhig)-Afhayeenkii Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Maxamed Maxamuud (Sayid Carab) oo shir jaraaid Magaaladda kismaayo ee caasimadda...

Afhayeenkii Wasaaradda Amniga oo Iscasilay

Muqdisho(Gundhig)-Afhayeenkii Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Soomaliya Axmed Maxamed Maxamuud (Sayid Carab) ayaa goordhaweyd ku dhawaaqay in uu iska casilay...

Turkey airlifts 40 wounded people to Istanbul for treatment

Gundhig-At least 40 victims who sustained severe wounds in the deadly truck bombing at KM5 junction have been airlifted...

Taliyaha Cusub ee CXD Soomaliyeed oo Xilka La Wareegay+Sawirro

Muqdisho(Gundhig)-Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaliya waxaa maanta ka dhacday Munaasabad xil-wareejin ah oo xilalka ay kula wareegayeen Taliyihii hore...

Somaliland oo Sheegtay in Aysan Wax Luga Ku Lahayn Qaraxi Zoobe

Gundhig-Maamulka Somaliland ayaa uga tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan ehelada aay dadka uga geeriyoodeen qaraxii maalinkii sabtida ka dhacay...

Roobow oo Dhiig u Shubay Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Zoobe!!

Muqdisho(Gundhig)-waxaa wali socda gurmadka loo sameynayo dadkii waxyeeladda ay kasoo gaartay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee 14-kii bishaan ka dhacay...

Dagaal Ka Socda Duleedka Balcad

Muqdisho(Gundhig)-Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaliya iyo maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa haatan ka socda deegaan u dhaxeeya Degmooyinka Balcad iyo...

Dhaawacyadda Halista Qaraxii Zoobe oo Loo Qaaday Turkey-ga+Sawirro

Muqdisho(Gundhig)-Diyaarad uu Turkiga soo diray ayaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ka qaaday dhaawacyo fara badan oo ku dhaawacmay qaraxii Sabtidii...

WARAR