Warar

Home Warar

Toogasho Ka Dhacday Texas+Sawirro

Muqdisho(Gundhig)-Mas'uuliyiinta gobolka Texas ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in labaatan iyo lix qof lagu dilay kaniisad ku taala magaalada...

Dowladda oo War kasoo Saartay Doorashadda Somaliland.

Muqdisho(Gundhig)-Madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyadda ee ku shirsanaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya ayaa ka hadlay doorashadda...

War mur-tiyeedka Shirka Dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyadda+Sawirro

Muqdisho(Gundhig)-Waxaa Goor dhow la soo gaba gabeeyay Shirkii u dhaxeeyay Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul Gobolleedyada Xubnaha ka...

Muqdisho:-Nin Kufsaday Haweeney Umul Ku Jirta+Dhageyso

Muqdisho(Gundhig)-Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa deegaanka Garas-baaley ee duleedka magaaladda muqdisho ka baadi-goobaya Nin kufsi u geystay haweeney umul...

Shirkii Madaxda Dowladda & Maamul Goboleedyada oo Lasoo Gaba-gabeeyay

Muqdisho(Gundhig)-Shirkii madaxda dowadada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada uga socday magaalada Muqdisho ayaa la soo gabagabeeyay,iyadoo heshiis laga...

Ciidamada Dowladda oo Howlgalo Qoshaysan Sameeyay+Sawirro

Muqdisho(Gundhig)-Ciidamadda Milateriga Dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo ka sameeyay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidamada ayaa howlgalada...

Roob Dhimasho Sababay oo Ka Da’ay Magaaladda Muqdisho

Muqdisho(Gundhig)-Inta la xaqiijiyay 5-ruux oo caruur u badan ayaa ku geeriyootay roob xalay ka da’ay Magaaladda muqdisho ee caasimadda...

AMISOM oo Dalka Ka Baxaysa Xili Farmaajo Dagaal Iclaamiyay

Muqdisho(Gundhig)-AMISOM ayaa soo saartey War Saxaafadeed ay uga hadashay dhaqdhaqaaqyada ay uga baxayaan dalka Soomaaliya, oo mudo 10 sano...

Sarkaal Lagu Toogtay Magaaladda Muqdisho

Muqdisho(Gundhig)-Kooxo hubeysan ayaa xalay magaaladda muqdisho ku dilay mid kamid ahaa saraakiisha ciidanka booliska Soomaaliya. Dilkaan ayaa ka dhacay Xaafadda...

Faah-faahin:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Gaalkacyo

Gaalkacyo(Gundhig)-Guddoomiye ku xigeenka degmada Gaalkacyo Farxaan Cabdi Gaafaa ayaa goordhowayd ka badbaaday qarax gaarigiisa loogu xiray oo la doonayay...

WARAR