Warar

Home Warar

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Lagu Dilay Weerarkii Nairobi+Magacyo

Muqdisho(Gundhig)-Labo Nin oo Soomaali ahaa ayaa kamid ahaa dadkii Naftooda ku waayay weerarkii shalay Al-shabaab ay ku qaadeen Hoteelka...

Wadooyinka Magaaladda Mudqisho oo Saakay Xiran!!

Muqdisho(Gundhig)-Ciidamadda Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay xiray inta badan wadooyinka Magaaladda Muqdisho. Wadooyinka ay Ciidamadda xireen ayaa kala ah...

Hay’addaha Amniga oo Ka Hadlay Arinta Xildhibaanadd Muna Khaliif Kay!!

Muqdisho(Gundhig)-Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay cabashadda Xildhibanadd Muna Khaliif Abuu (Muna Kay), oo xalay eedeen u jeedisay Raisulwasaaraha...

DFS oo Ka Hadashay Weerarkii Lagu Qaaday HoteelkaDusit 2

Muqdisho(Gundhig)-Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaaraysay weerarkii Al-Shabaab ay ka fuliyeen magaalada Nairobi. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha...

Kenya oo Soo Bandhigtay Ragii Weeraray Hoteelka+Sawirro

Muqdosho(Gundhig)-Dowladda Kenya ayaa waxa ay sheegtay in ciidamadeeda ammaanka ay dib ula wareegeen gacan ku haynta hoteelka iyo xafiisyada...

RW Kheyre oo Ka Ilmeysiyay Xildhibaanadd Muna Key!!

Muqdisho(Gundhig)-Xildhibaanadd Muna Key oo kamid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa eedeen u jeedisay Raisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan...

Xaaf oo Ku Jiray Hoteelkii Shabaab ay Weerareen!

Muqdisho(Gundhig)-Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle(Xaaf) ayaa ka badbaaday weerarkii shabaab ay galabta ku qaadeen Hoteel ku yaala Magaaladda Nairobi...

Akhriso:-Shabaab oo Ka Hadlay Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Nairobi

Muqdisho(Gundhig)-Al-shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda weerar qaraxyo ku bilowday oo lagu qaaday Hoteel Dusit oo ku yaalla bartamaha magaalada Nairobi...

Faah-faahin:-Weerar Qaraxyo Ku Bilowaday oo Ka Dhacay Nairobi+Sawirro

Muqdisho(Gundhig)-Weerar qaraxyo ku bilawday ayaa lagu qaaday Hoteel Dusit oo ku yaalla bartamaha magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Qaraxyada oo...

Farmaajo oo Ku Jeesjeesay Kooxda Qabyo Iyo Xildhibaanadii Mooshinka!!

Muqdisho(Gundhig)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), ayaa weerar afka ah ku qaaday Xildhibaanadii mooshinka ka keenay. Waxa uu sheegay in...

WARAR