Warar

Home Warar

Madaxda Dowladda & Maamul Goboleedyada oo isku mari La’ Qodobo

Muqdisho(Gundhig)-Magaaladda Muqdisho waxaa wali ka socda Shirka Madaxda Dowladda Soomaliya iyo kuwa Maamul goboleedyadda dalka ka jira. Shirkaan waxaa shir...

Xal Malaga Gaaray Khilaafkii Madaxda Galmudug?

Muqdisho(Gundhig)-Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) ayaa sheegay in aan wali wax xal ah laga gaarin khilaafkii...

Cali Xasan“Cidi Lacag Naguma Siin Mooshinka Shariif Xasan”,

Muqdisho(Gumdhig)-Xildhibaan Cali Xasan oo kamid ah baarlamaanka maamulka koonfur Galbeed Soomaliya ayaa ku eedeeyay madaxweynaha maamulkaas Shariif Xasan Shiikh...

Mareykanka oo Bartilmaameedsaday Hoggaamiyaha Daacish-ta Soomaaliya

Muqdisho(Gundhig)-Diyaaradaha Maraykanka ayaa laba jeer duqeeyay saldhig  dagaalyahanada Kooxda Daacish ay ku leeyihiin deegaanka Buqa ee buuraleyda Gobolka Bari...

Ciidamadii Ugu Badnaa ee Itoobiyaan ah oo Soo Gaaray Gedo+Sawirro

Muqdisho(Gundhig)-Ciidamadii ugu badnaan ee ka socda dalka Ethopia ayaa soo gaaray deegaano ka mid ah Gobolka Gedo ee koonfur...

Mareykanka oo Beeniyay in uu Soomaliya Ka Jarayo Dhaqaalaha

Muqdisho(Gundhig)-Dowladda Mareykanka ayaa beenisay warar maalmihii u dambeeyay ay baahinayeen qaar badan oo ka mid ah warbaahinta Soomaalida iyo...

Weerar Duqeyn Ah oo Lagu Qaaday Daacish-ta Soomaaliya

Gundhig-Deegaan u jira Degmada Qandala ee Gobolka Bari ilaa 60 km oo ay ku sugan yihiin kooxda lamagac baxday...

Baarlamaanada Soomaaliya Iyo Suudaan oo Heshiis Kala Saxiixday

Gundhig-Guddoomiyaha Golaha shacabka Dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Suudaan ayaa heshiis wada shaqeyn...

Taangi Tigree Tacaddi Mooyee Itaageer Malahan

Gundhig-Dhawaan ayey ahayd marki ay ka soo gudbeen xuduudka Soomaaliya ciidan Itoobiyaan ah gaar ahaan xuduudka ku yaala Gobolka...

Rasaas uu Furay Askari oo Dhalisay Qasaaro Dhimasho iyo Dhaawacba Leh

Shabeelaha Dhexe(gundhig)-Wararka innaga soo gaaraya Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in askari katirsan ciidanka Dowladda uu ku dilay deegaanka...

WARAR