Warar

Home Warar

DFS oo Badalaysa Ajaaniibta Ka Howlgasha Xafiiska Maamulka Hawadda

Muqdisho(Gundhig)-Dowladda Soomaaliya ayaa guud ahaan lasoo wareegtay Maamulka Hawada oo sanado badan laga maamulayay Magaaladda Nairobi ee caasimadda Kenya. Wasiirka...

Risulwasaare Kheyre oo Kulan La Qaatay Ine Marie Eriksen Søreide+Sawirro

Muqdisho(Gundhig)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wasiirka arimaha dibadda Norway, Ine Marie Eriksen Søreide ayaa...

RW Khayre oo Gaaray Norway Si uu Uga Qeyb Galo Shirka Madasha Oslo

Muqdisho(Gundhig)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Oslo oo ay...

Dowladda Soomalia oo Gudbisay Jawaabta Muranka Badda+Sawirro

Muqdisho(Gundhig)-Ergo ka socda dowladda Soomaaliya ayaa galabta gaaray Maxkamadda Calaamiga ee Garsoorka (ICJ) ee magaalada Hague ee dalka Holland. Ergadaan...

Akhriso:-Kenya oo Soo Bandhigtay Magacyadda Askar Loogu Dilay Wajeer 

Muqdisho(Gundhig)-War kasoo baxay dowladda Kenya ayaa lagu shaaciyay Magacyadda 8-askari oo ku dhimatay qarax Miino oo shalay galinkii dambe...

DFS oo Si Rasmi ah u Xirtay Xafiiskii Nairobi ee Hawada Laga Maamuli Jirey

Muqdisho(Gundhig)-Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si toos ah ula soo wareegi doonto hawada Dalka oo in muda ah...

Banaan-bax Loogu Soo Horjeyday Somaliland oo Ka Dhacay Garowe+Sawirro

Muqdisho(Gundhig)-Banaan-bax loogu soo horjeeday Somali-land ayaa maanta ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland. Dadweynaha Banaan-baxa dhigayay oo ay...

Faah-faahin:-Taliye Ku-xigeenkii Deegaanka Ceelasha Biyaha oo La Dilay

Muqdisho(Gundhig)-Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Magaaladda Muqdisho ayaa ku waramaya in goordhaweyd halkaas lagu dilay Taliye...

Faah-faahin:-Daacish oo Sheegatay Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Muqdisho(Gundhig)-Ururka Daacish ayaa sheegtay Mas’uuliyadda qarax ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Qaraxa ayaa ka dhacay Jimcihii aynu soo...

Yariisow:-”Diblumaasiyiinta Ku Sugan Dalka Waa Kuwo Aan Soo Dhaafin Xalane”!

Muqdisho(Gundhig)-Maamulka Gobolka Banaadir ee Dowladda Soomaaliya ayaa Xalay Casha Sharaf u sameeyay Dowladda Turky-ga. Xafladaan Casha sharafta ayaa ahayd Xafladd...

WARAR