Warar

Home Warar

Wasaaradda Amniga oo Ka Hadashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho+Dhageyso

Muqdisho(Gundhig)-Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Qarax Gaari loo adeegsaday oo galabta ka dhacay kasoo horjeedka...

Gudoomiye Lagu Toogtay Muqdisho

Muqdisho(gundhig)-Waxaa manta lagu toogtay isgoyska Sanca ee degmada Kaaraan gudoomiye waxeed ka tirsanaa maamulka degmada Kaaraan. Gudoomiyahaan lagu magacaabi jiray...

Farmaajo oo Gaaray Magaaladda Dammaam ee Dalka Sucuudiga+Sawirro

Muqdisho(Gundhig)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Dammaam ee dalka Sucuudiga,...

Saraakiil Ka Tirsanaa Ciidamadda Puntland oo La Dilay

Muqdisho(Gundhig)-Wararka ka imaanaya duleedka Boosaaso ayaa sheegaya in qarax culus oo halkaas ka dhacay lagu dilay saraakiil iyo ciidamo...

Wasaaradaha Awqafta Soomaaliya iyo Kuwait oo heshiis wada saxiixday+Sawirro

Wafdiga Wasaaradda Awqafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya oo dhawaan booqasho rasmi ku  gaaray Dalka Kuwait , ayaa waxaa...

Wakiilka Somali-land ee Wada-hadalka DFS oo La Magacaabay

Muqdisho(Gundhig)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4921/072017 uu maanta ku magacaabay Ergeyga...

SACUDIGA OO CADAADIS KU SAARAYA DOWLADA IN XIRIIKA U JARTO QADAR

Ilaa shan wasiir oo ka socday xukuumadda Soomaaliya ayaa shalay gaaray dalka Sacuudiga oo ay kusoo saxiix rabeen mashaariic...

XFS iyo Cosoble oo Kuwada Heshiiyay Jahwareerka Hir-shabeelle+Cadeyn

Muqdisho(Gundhig)-Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka Tirsan  Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda federaalka Soomaliya ay qeyb...

Raisulwasaare Kheyre oo Qaaday Talaabo uusan Qaadin Farmaajo

Muqdisho(Gundhig()Barta Arrimaha bulshada ee Xafiiska Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya Xasan Cali Kheye waxaa lagu daabacay in xabsiyadda dalkaas laga sii...

Muudey oo Shaqadii Ka Joojiyay Xoghayihii Baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho(Gundhig)-Gudoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya C/wali Shiikh Ibraahim Muudey ayaa shaqadii si KMG ah ugu joojiyay Xoghayihii...

WARAR