Warar

Home Warar

Kheyre oo mashruuc lagu dhisi rabay jidka Warshadaha u wareejiyey wadada aado Dayniile

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sameeyey fal musuq maasuq ah oo ku aadan mashruuc lagu dhisi rabay jidka...

Dib u eegist Dastuurka

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gaba gabeysay kulan wadatashi ah oo ay Muqdisho ku...

Diyaarad Ku Dhacday Duleedka Muqdisho

Wararka inaga soo gaaraya duleedka Muqdisho gaar ahaan dhanka wadada dheer ee isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ayaa sheegaya...

Alshabaab oo weerartay ciidanka Kenya

Wararka ka imaamaya gobolka NFD ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahannada Al-shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ciidamada Booliiska Kenya...

Ilaalada madaxtooyada iyo ciidanka nabad sugida dagaal dhax maray

Is rasaaseyn u dhaxeysay Ilaalada Madaxtooyada iyo Ilaalada Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir Col. Saadaq Cumar Xasan ayaa goor dhow...

Museveni”ciidadmo dheeri ah baan somalia u diraynaa”

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in ciidamo u soo dirayo Soomaaliya, si loo kordhiyo Ciidamada ka jooga Soomaaliya...

Trump oo Gudoomin doona shirka is kaashiga islaamka !! warbixin

Malaayiin qof ayaa baraha Bulshada ku faafiyay su'aal ah Trump Miyaa Noqday Hoggaamiyaha Ururka Midnimada Caalamka? Taageerayaasha Jamaacaadka Jihaadiga ah...

Gaas oo digniin u diray Xildhibaanada mucaaradka (Hor u socod)

Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo booqasho ku jooga Dalka Norway ayaa uga digay xildhibaanadda labada aqal...

Maqaamka Muqdishu oo beelaha Hawiye shir ka yeesheen

Wajigii labaad shir looga hadlayo maqaamka Caasimadda ayaa maanta ka dhacay Hotelka City Palace, iyadoo shirkan uu daba socday...

Ciidanka Liyuu boolis oo gabdho ka af duubtay Gelinsoor

Waxgaradka magaalada Gaalkacyo ayaa si kulul u cambaareeyay fal afduub ah oo ciidanka Liyuu Boolis ee maamulka Soomaali Galbeed...

WARAR