Warar
Home Warar
DFS oo Soo Dhaweysay Heshiiska Sucuudiga iyo Dowladda Qatar.
Muqdisho(Gundhig)-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa bayaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Kuweyt ee ku saabsan miro-dhalka dadaallada dib u...
Isbedel Ku Yimid Wakhtiga Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare
Muqdisho(Gundhig)-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) wuxuu daneeyeyaasha arrimaha doorashooyinka ku wargelinayaa in isbaddal uu ku yimid jadwalka doorashooyinka...
Guddiga Lagu Muransan oo Dalbaday in La Bilaabo Doorashada Aqalka Sare
Muqdisho(Gundhig)-Guddiga lagu muransan yahay ee Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa ka dalbaday dowlad goboleedyada iney bilaabaan doorashooyinka xubnaha aqalka...
Deni:-“Puntland Ma Aqbalayso In Amnigeeda La Qalqalgaliyo”,!
Muqdisho(Gundhig)-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si adag uga hadlay muddaharaad Rabshado watay, oo maanta ka dhacay Garoowe, kaas...
DFS oo Sheegtay In Kenya ay Maleeshiyaad Ku Diyaarinayso Xadka
Muqdisho(gundhig)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Kenya uga digtay abaabulka Militari ee ay ka waddo aaga Mandheera iyada oo hubeyneysa jabhad...
Qarax Ka Dhacay Magaaladda Gaalkacyo iyo Saraakiil Lagu Dilay
Muqdisho(Gundhig)-Wararka ka imaanaya Magaaladda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug dhanka Maamulka Galmudug ayaa ku waramaya in qarax Ismiidaamin ahaa uu...
Banaanbaxyo Loogu Soo Horjeedo Farmaajo oo Ka Socda Muqdisho+Sawirro
Muqdisho(Gundhig)-Waxaa saakay inta badan xiran wadooyinka Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Waddooyinka saaka la xiray ayaa waxaa ka mid ah...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Xiriirkii U Jartay dowladda Kenya
Muqdisho(Gundhig)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay xiriirkii diblumaasiyadeed u jartay dowladda Kenya oo ay ku eedeesay in...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kulamo Kawada Magaaladda Garoowe
Muqdisho(Gundhig)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo magaalada Garowe kulan kula yeeshay Isimmada iyo qeybaha bulshada rayidka...
DFS oo Sheegtay in Howlgal Lagu Dilay Horjoogayaal isugu jira Soomaali iyo Ajaanib
Muqdisho(Gundhig)-Ciidanka Sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab ayaa Gobolka Shabeelaha hoose ku dilay 17-Maleeshiyaad...