Home Warar Cadaynta warbixinta musuqmaasuqa Risul Wasaare Kheyre (Sawiro)

Cadaynta warbixinta musuqmaasuqa Risul Wasaare Kheyre (Sawiro)

SHARE
Tixraac
Dad badan ayaa nasoo waydiiyay wax Cadayn ah ama Tixraaca Warxbintan

hadaba waa kan qayb ka mid ah
1-Baaris Shidaal in ay ka socoto Xuduudka Kenya iyo Somalia Sawirka koowad  ka eeg koobaabinta halka ay ku jirto
2 Sidoo kale sawirka labaad waa website ka Wasaarada Batroolka Kenya waxaa ku qoran Shirkada ENI in ay Kenya kula hishiisay in Badda Somalia Baaritaan Shidaal laga sameeyo
Andrea Gemma iyo RW Kheyre in Doha Qatar isku arkeen waxaa Cadayn u ah
Magacyadan hoos ku qoran oo ah list ga dadka ka qayb galay shirka Doha Forum 
Sawirka hore ka eeg sadarka ugu hooseeya calaamada Gaduudan.
Halkan ka eeg
http://qatarconferences.org/dohaforum2017/participants.html
Sidoo kale Waxaan Calaamadeenay Magacyada RW Kheyre ,Wasiirka Amniga Maxamed Islow iyo Marwada RW Kheyre oo lagu Magacaabo Caaisha dhamaantood waxa ay ka qayb galeen shirka.