Muqdisho(Gundhig)-Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa ku wargeliyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Abdi kaariye (Qoorqoor) inuu maalint berri imaan doonaan Dhuusamareeb isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo, maadaama arrimaha laga hadlayo ay ka mid tahay khilaafaadka arrinta Xildhibaannada Gobolada Waqooyi.
Gudoomiye Cabdi Xaashi ayaan kamid aheyn xubnaha lagu martiqaaday Shirka Magaaladda Dhuusa-mareeb,inkastoo arrimaha shirka loogu hadlaayo ay kamid yihiin arrimaha Golaha woqooyi ee Maamulka Somaliland.