Home Warar Cabdi Xaashi oo Ka Hor Yimid Guddiga uu Magacaabay RW Rooble

Cabdi Xaashi oo Ka Hor Yimid Guddiga uu Magacaabay RW Rooble

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa ka horyimid Guddiga Doorashooyinka ee uu Ra’iisul Wasaaraha u soo magacaabay Maamulka Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi.

Qoraal uu soo saaray Gudoomiyaha Aqalka sare oo la ogeesiiyay Madaxda golaha Wadatashiga Doorashada Qaran iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayuu uga soo horjeestay magacaabista uu sameeyay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya.