Home Warar Axmed Madoobe oo Xilkii Ka Qaaday Wasiir C/rashiid Janan

Axmed Madoobe oo Xilkii Ka Qaaday Wasiir C/rashiid Janan

SHARE

Muqdisho(Gundhig)-Madaxweynaha Dowlada Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam wuxuu xilka ka qaadey Mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur, Wasiirkii Amniga Dowlada Jubbaland.